Dowladda Soomaaliya oo Xaqiijisay Shixnadaha Hubka Masar
Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in shixnad hub casri ah ay ka heshay dalka Masar, taas oo qayb ka ah iskaashiga milatari ee ka dhexeeya labada dal. Hubka ayaa la filayaa inuu ka caawiyo Soomaaliya dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan Al-Shabaab.

owladdu waxay sheegtay in hubkan uu noqon doono mid si gaar ah loogu adeegsado dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada ah iyo kuwa kale oo khatar ku ah ammaanka Soomaaliya
Leave a comment
Your email address will not be published. Required fields are marked *